Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka hadalnay sida loo taageerayo si ay u maareeya
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliinta
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Su’aal aan anaga isweydiiney waalid badana ay is weydiinayaan ayaa ah sideey caruurteeba u sameeysan karaan saaxiib wanaagsan. Saaxiibada muhiim ayeey u tahay caruurta, waxayna ka bartaan dad la dha
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan uga hadleynaa sidaan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!How to prepare children for the school start.Xalqadeenaan waxaan siin doonaa waalidiinta talooyin ay ku dabaqi karaan una isticmaali karaan isku diyaarinta sanad dugsiyeedka.Heesta horudhaca iyo dha
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Haddaba xalqadeena waxaan mar labaad ku casumnay Luul oo aan horay kaga wareeysanay howsha ay qabtaan adeega bulshada ee Sweden. Xalqadeenaan waxaan ka hadleynaa oo ay Luulna nooga jawaabeysaa su'aa